Puntland oo xabsiga ku celisay siyaasi caan ah oo dhowaan la sii daayey

Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Puntland sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ninkan ayaa ka mid ah tiro siyaasiyiin iyo odayaal ah oo hay’adaha amaanka Puntland ay habeenadii la soo dhaafay xabsiga dhigeen. Muuse Cali Jaamac ayaa dhowr bilood ka hor Maxkamad … Continue reading Puntland oo xabsiga ku celisay siyaasi caan ah oo dhowaan la sii daayey